SOMALIA #1 SPORTS STORE

NEW COLLECTIONS
BY TOP BRANDS

500+

Products

20K

Macaamiil

10+

waayo-Aragnimo

Fast

Delivery

30% Discount!

Or-derka Kowaad waxaad heleysaa qiima dhimis isticmal Coupon-Code: Horyaal10

Maxaa Gaar Naga dhigaya?

Delivery Degdeg

Mogadisho oo dhan 10hrs

Original Products

100% Halal and Original

Lacag-Bixin fudud

Evc,Zaad,Cash

Returns 7-day

Damaanad Buuxda

National Shirts

Argentina adidas Mens

Price range: $7.00 through $10.00

Testimonials section

Ahmed Cabdi Macmiil — Mogadishu

Shoes-ka Nike ah oo aan ka dalbaday aad bay u fiicnaan — sizeka oo sax ah ayaa yimid, baakadkuna wuu fiicnaa. Lacagta EVC ayaan bixiyay, waxba kama adkaan. Website-ka si fuduu u isticmaali karaa.

Abdifatah Omar Macmiil — Mogadishu

Horyaal Sports waa kan! Jersey-ga Liverpool-ka oo aan ka iibsaday wuu yimid 8 saac gudahood — Mogadishu oo dhan delivery degdeg ayey ku samaynayaan. Qiimahuna waa jaban, original-na waa u eg. Tani waxay noqotay dukaan-kii number 1-ka ah ee Soomaaliya ee sports. Mahadsanid Horyaal!

Ali Xuseen Macmiil — Mogadishu

Barcelona jersey + socks mid wada ah ayaan ka iibsaday — discount code HORYAAL20 ayaan isticmaalay, lacag badan ayaan badbaadinay! Team-ku customer service-na waa fiicanyihiin, su'aal kasta WhatsApp wey ka jawaabeen.

4.9

Celceliska

20K+

Macaamiil
la qanciyay

100%

Original
Products

20% Discount!

Qiima dhimis Guud Dhamaan alaabta Ku Jirta Horyaal Sports si Aad u heshid isticmaal Coupon-Code: Horyaal2026